Dadka Beja

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Beja waa qowmiyad degta ama nool Waqooyiga Afrika, gaar ahaan Suudaan iyo Eratareya. Afkooda waa qayb ka mid ah laanta Kushiitiga ee afafka Afro-Aasiyatik.