Dagaalkii Sifiin

Ka Wikipedia

Dagaalkii Sifiin waa mid ka mid ah dagaaladii dex maray muslimiinta ka gadaal fitnadii ka dhalatay dilka Khaliifka Seddexaad Cusmaan bin Cafaan, wuxuuna u dhexeeyay ciidamada Cali iiyo kuwaMucaawiya, sanad ka dib Dagaalkii Ratiga ayuuna dhacay.