Dagaalkii ratiga

Ka Wikipedia

Dagaalkii Ratiga Waa dagaalkii ugu horeeyay ee ka dhaca muslimiinta dhaxdood, wuxuu ka dhacay Basra 36H asigoona u dhexeeyay ciidamo taabacsan Kahliifka afaraad Cali bin Abii Daalib iyo ciidan kale oo Dalxa iyo Zubeyr hor kacaayeen sidoo kale Caaisha oo saarnayd Rati geel ah, waxa uuna ku soo dhamaaday dagaalka guusha ciidankii Cali iyo dilka Dalxa iyo Zubeyr.