Dalida

Ka Wikipedia
Dalida
Dalida sanadkii 1967
Ku dhashayIolanda Cristina Gigliotti
(1933-01-17)17 Janaayo 1933
Qaahiro, Boqortooyada Masar
Dhimasho3. Maajo 1987(1987-05-03) (da'da 54jir)
Paris, Faransiiska
Sababta dhimashadaIsmiidaamin
NaaneesDalila
Yolanda Gigliotti
Shaqada
  • Fanaanad
  • jilaa
CiwaanMiss Egypt 1954
Xaasaska
Lucien Morisse
(g. 1961; la furay 1962)
Partner(s)Jean Sobieski (1961–1963)
Luigi Tenco (1966–1967)
Richard Chanfray (1972–1981)
Saxiixa
Xirfad muusik
QalabkaCod
Sanadaha Shaqada1956–1987
Website
www.dalida.com

Iolanda Cristina Gigliotti (Talyaani: [joˈlanda kriˈstiːna dʒiʎˈʎɔtti]; 17 Janaayo 1933 - 3 Maajo 1987), oo xirfad ahaan loo yiqiin Dalida (Carabi: داليدا), waxay ahayd fanaanad faransiis ah iyo jilaa, waxay ku dhalatay Masar.[1] Waxay ku guuleysatay tartankii quruxda "Miss Egypt" sanadkii 1954,[2] Waxay ku dhimatay ismiidaaminta 1987.

Filimada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Le Masque de Toutankhamon (1954)
  • Sigarah wa kas (1954)
  • Brigade des moeurs (1958)
  • Rapt au deuxième bureau (1958)
  • Che femmina... e che dollari! (1961)
  • L'inconnue de Hong Kong (1963)
  • Menage all'italiana (1965)
  • La morale de l'histoire (1966)
  • Io ti amo (1968)
  • Dalida: Pour toujours (1977) (filim documentary ah)
  • Le sixième jour (1986)

Xiriirinta dibedda[wax ka badal | wax ka badal xogta]