Danab

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Daruuro ayaa samaysma danabka ka hor.

Danab (Af-Ingiriis: Thunder; Af-Carabi: رعد) waa codka, shanqadha, iyo guuxa uu sameeyo hilaacu marka daruuro u socda jihooyin kala duwan isku dhacaan.[1]

Hordhac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Danabku waa guuxa ka dhasha marka daruuro joog hoose leh isku dhacaan kuwaasi oo leh cadaadis iyo heerkul sare leh.[2]

Sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Rakov, Vladimir A.; Uman, Martin A. (2007). Lightning: Physics and Effects. Cambridge, England: Cambridge University Press. p. 378. ISBN 0-521-03541-4. 
  2. "Thunder". Encyclopædia Britannica. http://www.britannica.com/EBchecked/topic/594339/thunder. Retrieved 2008-09-12.