Caad

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Daruur)
U bood: gooshitaan, raadi
daruuro, Australia
Daruur da'day oo aad u fog
daruur meel dhexaad ah

Caad waa dagmo ku taal gobolka Mudug waxay ku dhawdahay magalada xarardhere waxay ujirta 35 kiilo mitir inta badan waxa badeecada looga keenaa magalada galkacyo waxayna hoos tagtaa mamulka Galmudug waxaana daga beesha Ceyr iyo beesha Saleebaan. waa degmo cimilo ahaan aad u qabow. waa degmo kuhoreysa waxsoosaarka dhanka beeraha gaar ahaan digirta, haruurka iyo khudradda sidoo kale waa degmo ku haboon dhaqashada xoolaha nool waana mid kamid ah degmooyinka ugu wax sooraarka wanaagsan gobolka mudug.

Degmada waxaa kadhisan Dugsiga H/dhexe iyo sare ee MIICAAD waxaana dhisay jamciyadda AL - TACAAWUN ee horumarinta bulshada, sidoo kale degmada waxaa kuyaal dugsiyo kale iyo isbitaal.