Talk:Caad
Hadal ku darAppearance
faalladii ugu dambaysay: 9 sannadood kahor ee Ismail4all
Daruuro iyo Caad isku micno ma ahan. Uma malaynayo inuu ku haboonyahay ciwaanka Caad bog ka waramaya daruuro. Aniga waxay ila tahay in "daruuro" iyo "caad" labo maqaal laga kala dhigo. Maxay adiga kula tahay? Ismail4all (talk) 14:32, 30 Agoosto 2016 (UTC)