Daraawiishnimada

Ka Wikipedia

Daraawiishnimada waa fikradda jiri jirety dhulka Dhulbahante iyo Fiqishini wakhtiga gumeysiga. Guud ahaan, daraawiishnimada waa fikrada dadka Dhulbahante, iyo siyaasadooda guud ahaan oo hal mudnaan loo arko.