Darwiishi

Ka Wikipedia

Darwiishi waa naanaysta shacabka beelaha Ciid-Nugaal, ama Si'iid Harti ama reer darawiish, gaar ahaan kuwa ku nool Sool iyo Cayn sababta oo ah iney ahaayeen dhabarka dhaqdhaqaaqii Darwiish.