Darwiishlander

Ka Wikipedia

Daraawiishlander waa naanaysta dadka ku nool Sool iyo Cayn iyo shacabka beelaha Ciid-Nugaal, ama Si'iid Harti ama reer darawiish, sababta oo ah iney ahaayeen dhabarka Darwiish.