David Cameron

Ka Wikipedia
David Cameron

Dhashay: 9 Oktoobar 1966
Ku dhashay: London, Britan
Diintiisa: Kaniisada Ingiriiska (Church of England)
Dhalasho: Britan

David William Donald Cameron waa raisal wasaaraha Britan lagaa bilaabo 11, May 2010. David Cameron waxa uu ku dhashay magaaladdaa London. David Cameron wuxuu waxbarashadiisa ka bilaabay Heatherdown Preparatory School iyo markaasna Eton College. Sagal bil ka dib wuxuu aaday jaamacadda Oxford wuxuu ka qaatay shahaado bachelor Philosophy, Politics iyo Economics.

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: