Dhaqaale

Ka Wikipedia

Dhaqaale waa lacag kororsi, Waana farac kamida cilmiga bulshada lacag la dhaqaaleesto, lacag meel la dhigto.Xarafka dhaqaale waxoo noqon karaa dhaqaale dowladeed, dhaqaale shirkadeed ama dhaqaalaha ganacsatada.Dhaqaalaha waa xisaab oo ku xiran wax soo saarka iyo shaqada. Dhaqaalaha waa waxyaabo kala duwan waxoona markasto ku saabsanaadaha.Dhaqaale waa soosaaris iibgayn iyo iibsasho