Jump to content

Dhur Cilaan

Ka Wikipedia

Dhur Cilaan waa meel Sanaag ku yaal oo ahaan jirtay xarunti galbeed ee xuduudkii boqortooyada Diiriye Guure ee sanadka 1915.