Jump to content

Diindiin

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Diin-dhuleed)
diindiin

Diindiin (ingiriis: tortoise) oo ku jira qoyska Testudinidae waa qubo oo dhulka ku nool, waxaa na af ingiriis lagu dhahaa tortoise. Diindiin wuxuu kaga duwan yahay qubaha kale sida iyo diinceelaad iyo diinbadeed maadaama uu dhulka kaliya dego.