Dooro

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Dooro

Dooro waa xayawaan la cuno. doorada waa xayawaanka ugu badan aduunka dhinaca faafida, waxaana u ahaa 2003 24 Bilyan, dadka ayaa waxey u isticmaalaan iney cunaan Hilibkooda iyo waliba Ukuntooda. Sidoo kale waxaa la sheegaa in dadka vietnameska ey yihiin dadkii u horeeyay ee dhaqda doorada. Beerahadooradaa ku yaala dunida oo dhan ayaa waxaa lagu qiyaasaa in ey barbaariyern 70 bilyan oo dooro. Magaceeda guud waa dooro. Odaga waa diiq. Habarta waa dooro. Ukunta marka la fiiqo waxa ey noqotaa jiijiil. Marka laba jir gaarto waa boojaal ama boojaal. Waa isku qoraal labka iyo dhiga balse dhwaqa ayaa jala badalan. Doorada ukunta waxa ey ku fadhiisataa oo ay huurisaa 21 habeen. Qaarbaa halaaba oo looyaqaano af soomaali ahaan fuunto. ooraada caadiyan waxa ay dhashaa sida badan ukumo gaarayo 12 xabo. Kadibne waxa ey noqotaa uq hadii aana loo dhigin ukun. ooradaa waa dabjoog. Waxa aan uga faaiidaysan karnaa hilib ahaa ama ukun ahaan. Soomaaliya aad bay ugu fcn tahay dhaqashada Doorada. Ilaa hadase laga faaiidaysan ishaas oo ah il dhaqaale.