Dooxa
Appearance
Dooxa
الدوحة ad-Dawḥa | |
|---|---|
Meesha ay kaga taalo wadanka Qatar. | |
| Wadan | |
| Maamul degmo | Ad Dawhah |
| La aasasay | 1825 |
| Bedka | |
• Caasimad | 132 km2 (51 sq mi) |
| Dadka (2015)[1] | |
• Caasimad | 956,460 |
| • Cufnaanta | 7,200/km2 (19,000/sq mi) |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (AST) |
Dooxa (Af Carabi: الدوحة, ad-Dawḥa ama ad-Dōḥa, sidoo kale lagu naaneyso: "geed weyne"[2]) waa caasimada iyo magaalada ugu dadka badan ee wadanka Qatar. Caasimada Dooxa waxaa ku dhaqan dad aad u badan oo lagu qiyaasay 956,460 kuwaasi oo ku dhaqan caasimada iyo nawaaxigeeda.[1]
Magaaladu waxay hoy u tahay Jaamacadda Qatar iyo xarun ka mid ah dugsiga ganacsiga ee HEC Paris.

Sido kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- 1 2 "Doha municipality accounts for 40% of Qatar population". Gulf Times. 20 October 2015. Retrieved 23 October 2015.
- ↑ Fahmy, Heba (4 April 2015). "What's in a name? The meanings of Qatar districts, explained". Doha News. Archived from the original on 12 Bisha Afraad 2015. Retrieved 6 April 2015.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help)