Dr cabdikariin sh aadan

Ka Wikipedia

Dr cabdikariin sh aadan waxa uu ku takhasusay xanaanada xoolaha waxaanu wax ka soo bartay jaamacad ku taala itophia magacaciisa oo dhamaystirana waxaa la yidhaa dr cabdikarim sh adan amin cigaal waxa uu hada wax ka dhigaa jaamacad ku taal hargeisa oo magaceeda la yidhaahdo golis universaty.