Jump to content

Duubcaddii

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Duubcad)

Duubcaddii waa naanaysta bulshada Garad Diiriye Guure iliga gumeysiga. Gabayaaga oo ereyga isticmaaley waxaa ka mid ah:

Emiirka Diiriye Guure oo la hadlaayo Boqorka Warsangeli:

  • Oo aan dunjiga Cali Garaad (boqorkii Dhulbahante), duub cad wada saaray (Somali)
  • That made the land of Ali Garaad (i.e. the Dhulbahante lands), one of white turbans (i.e. Daraawiish) (English)

Gabayaa kale oo tilmaamkaas isticmaalay waa Qamaan Bulxan oo la hadlaaya Ali Dhuux baa yiri reer Hagar waa rag Daraawiish ah:

  • Dagaallama nindoorkii la laa duubcaddii Hagare (Somali)
  • Go Fight! Your best men were also killed, the white turbanned (i.e. Daraawiish) Reer Hagar (English)