Eden Hazard

Ka Wikipedia
Eden Hazard 2012

Eden Hazard (La Louvière, 7 janaayo 1991) waa laacib u ciyaara kooxda Chelsea iyo kooxda wadankiise ee Beljim.