Eray bixin

Ka Wikipedia

Eray bixin waa sameyn weedh cusub, ayadoo dunida marba wax ku soo kordhaan teknoolajiyad ama Musibo dhacdo ama dhaqan cusub taas o ay ka dhalato Erayo ay dadka hore u maqli jirin.
Tusaale ahaan kalmada Telefoon afkasta waa sidaas, iyadoo ay jirto erayo luqadeedyo kale oo loo yaqaano.
Marka aan u so laabano mawduucan waxaa kaga dan leeyahay waxa waaye inaan Afkeena hooyo loo sameeyo eray-bixin xaga teknoolajiyada cusub ah sida kombiyuutar erayo u qaas ah, isgaarsiinta erayo u qaas ah iyo xitaa warbaahinta erayo uqaas ah.

eray bixino cusub[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Eray-bixintan waxa kasoo qabtay Baraha-doodaha ee Internetka waxaana kamid ah eray-bixineedyadan:

  • Pollution = Cakkir
  • Compromise = Tanaasulaad
  • Act of Union = Ballanxirkii Midnimo
  • Project = Mashruuc
  • Bir+Lab=BIRLAB=Magnet
  • War+Faafin=WARFAAFIN=Broadcasting
  • War+Baahin=WARBAAHIN=Mass-Media
  • War+Geys=WARGEYS=Newspaper
  • War+Baan=WARBAAN=Sentence(Marka ay tahay xukunka)
  • Biiraa+Leh=BIIRAALE=Magazine
  • Qor+Ool=QOROOL=Library
  • Mash+Dhac=MASHDHAC=Music
  • Beeg+Qaab=BEEQAAB=Format
  • Meerane=OROG=Colloquial
  • Garnaade=Grammar
  • Hal+Ged=HALGED=Subject

waa baran kardaa ee niyada ha iska jabin adiga