Faisal Aden

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Faysal Asdan
Madax-bannaan
Gool ilaaliye
Macluumaadka qofka
Dhashay (1989-01-01) Janaayo 1, 1989 (Wuxuu jiraa 30)
Muqdisho, Soomaaliya
Jinsiyadda Soomaali / Amerikaan
Joogga u qoran 6 ft 4 in (193 cm)
Miisaanka u qoran 179 lb (81 kg)
Macluumaad xirfadeed
Dugsi sare Bowie High School Arlington, Texas
Kolleejo Hillsborough Community College (2008–2010)
Washington State Cougars men's basketball (2010–2012)
Xirfadda cayaarta 2012–present
Taariikh howleed
2013 Acea Virtus Roma, Serie A (basketball) Italy
Biladaha iyo xirfadda
Maleh

Faisal Jama Aden (1 Janaayo 1989, Muqdisho, Soomaaliya) waa laacib ee ciyaarta Kubadda Koleyga.

  • 2004-2006: Bowie High School (Arlington, Texas, Mareykanka)
  • 2006-2008: God's Academy (Dallas, Texas, Mareykanka)
  • 2008-2010: Hillsborough Community College (Hillsborough County, Florida, Mareykanka)
  • 2010-2012: Washington State University Cougars[1] (Pullman, Washington State, Mareykanka)
  • 2013: Acea Virtus Roma (Talyaaniga)
  • 2013: RASTA Vechta (Jarmalka)
  • 2013: Soomaaliya


  1. From Somalia to NCAA Basketball