Jump to content

Fanwatu

Ka Wikipedia

Fanwatu waa wadan ku yaal badweynta Baasifiga. Luuqadaha rasmiga ah ee Fanwatu waa Bislama, Ingiriisi iyo Faransiis. Fanwatu waxay leedahay dad ka badan 250,000 oo qof. Caasimada Fanwatu waa Bort Fila. Dalka waxa gumaysi ahaan ka talinayay Ingiriiska iyo Faransiiska. Waxay xornimadeedii heshay 1980kii. Waqtigii gumeysiga, waxaa loo bixiyay "Hebrides-ka Cusub" ama "Nouvelles Hebrides".

Republic of Vanuatu
Jamhuuriyadda Fanwatu
République de Vanuatu
Calanka Fanuatu/Vanuatu
Calanka
Jaakada hubka ee Fanuatu/Vanuatu
Jaakada hubka
Hal-ku-dheg: "Long God yumi stanap"
(In God we stand[1][2][3])
Heesta qaranka: "Yumi, Yumi, Yumi"
("Anaga, anaga, anaga")
Goobta uu ku yaalo Fanuatu/Vanuatu
CaasimaddaBort Fila
Luuqadaha rasmiga ahAf-Bislama
Af-Ingiriisi
Af-Faransiiska
Qaybaha qowmiyadaha
(1999)
Ni-Vanuatu 98.5%
kale 1.5%
 DadkaNi-Vanuatu; Vanuatuan
DawladdaUnitary Baarlamaanka
Nikenike Vurobaravu
Bob Loughman
Madaxbanaanida
30 Luuliyo 1980
Bedka
 Wadarta
12,190 km2 (4,710 sq mi) (161st)
Dadka
 Qiyaas
224,564 (July 2011 est.)[4]
 Tiro-koobkii 2009
243,304[5]
 Cufnaanta
19.7/km2 (51.0/sq mi) (188th)
Wax soo saar (PPP)Qiyaastii 2010 
 Wadarta
$1.216 billion[6]
 Qofkiiba
$5,500 (2010 est.)[6]
Wax soo saar (magac ahaan)Qiyaastii 2010 
 Wadarta
$721 million[6]
 Qofkiiba
$2,835[6]
Kobaca (2004)Increase 0.693
dhexdhexaad (126th)
LacagtaVanuatu vatu (VUV)
SaacaddaUTC+11 (VUT (Vanuatu Time))
Koodhka wicitaanka678
Furaha Internetka.vu
  1. Selmen, Harrison (2011-07-17). "Santo chiefs concerned over slow pace of development in Sanma". Vanuatu Daily Post. Retrieved 2011-08-29.
  2. John Lynch and Fa'afo Pat (eds), Proceedings of the first International Conference on Oceanic Linguistics, Australian National University, 1993, p. 319.
  3. G. W. Trompf, The Gospel is not Western: Black theologies from the Southwest Pacific, Orbis Books, 1987, p. 184.
  4. Central Intelligence Agency. "Vanuatu". The World Factbook. Archived from the original on May 15, 2016. Retrieved January 6, 2010.
  5. "2009 Census Household Listing Counts" (PDF). Vanuatu National Statistics Office. 2009. Archived from the original (PDF) on 19 January 2010. Retrieved January 6, 2010. {{cite journal}}: Cite journal requires |journal= (help)
  6. 1 2 3 4 "Vanuatu". International Monetary Fund. Retrieved 2010-04-21.
Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Fanwatu sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.