Faras

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Faras

Faras waa xayaan weyn oo la raaco, xayawaankaan waxaa la isticmaali jiray, kumanaan sano ka hor. waa xayawaan xoogan oo orodka loogu tala galay. faraska dad aa cunaan hilibkiisa.