U bood nuxurka

Fardhiddin

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Fardhiddin waa tuulo oo ku yaal Sool ee weliba ahaan jirtay caasimada boqortooyada Diiriye Guure 1900yadii. Qarnigan, beelaha ee xagaa ku nool waa Ebirar ama Ugaasyo oo Bah Nugaal ee beelaha Ciid-Nugaal, ama Si'iid Harti ama reer darawiish ah.

Magaalooyinka iyo tuulooyinka Sool Flag of Waqooyibari
Laascaanood | Boocame | Taleex | Kalabaydh | Caynaba | Dharkayn-geenyo | Saaxdheer | Qoriley | Karindabayl weyn | Fardhiddin | Yagoori | Adhicadeeye | Godaalo | Dabataag | Xudun | Xalin | Tukaraq | Yoocada