Faysbuug

Ka Wikipedia
Faysbuug
U dhexeeya dadka
ka ganacsaday sida
  • NASDAQFB
  • NASDAQ-100
  • S&P 100
  • S&P 500 Index
ISIN US30303M1027
Shirkada Internet
La aasaasay Febraayo 4, 2004; 19 sanadood ka hor (2004-02-04)
Aasaasaha
Xarunta ,
Meelaha loo adeegsaday
Maraykanka (2004–2005)
Caalamka oo dhan, marka laga reebo wadano dhowr ah (2005–hada)
Dadka muhiimka ah
Mark Zuckerberg
(Gudoomiye)
Sheryl Sandberg
(Sarkaalka maamulka)
Dakhliga

Management:favri limited liability company

Location:muqdisho somali US$27.638 billion (2016)[1]

Management:favri limited liability company

Location:muqdisho somali US$12.427 billion (2016)

Management:favri limited liability company

Location:muqdisho somali US$10.217 billion (2016)
Dhamaan hantida

Management:favri limited liability company

Location:muqdisho somali US$64.961 billion (2016)
Dhamaan sinaanta

Management:favri limited liability company

Location:muqdisho somali US$59.194 billion (2016)
Tirada inta ka shaqeeso
18,770 (March 31, 2017)[2]
kaabayaasha Instagram
Facebook Messenger
WhatsApp
Oculus VR
Website [[[:Template:Wdib]] ] 

Faysbuug waa shirkad weyn oo ka howlgasha bar-internet iyo bar bulsho u adeegta bulsho badan oo ku dhaqan meelo badan oo caalamka ah.[3][4] Shirkada Wejibuug waxaa xarunteeda ugu sareeysa ku taalaa Menlo Park, kalifornia. Shirkadani waxaa la aasaasay Febraayo 4, 2004, waxaana fikrada iska lahaa dhowr dhalinyaro ah oo ka mid yahay Mark Zuckerberg, Eduardo Saverin, Andrew McCollum, Dustin Moskovitz, iyo Chris Hughes.

Hordhac

Facebook

Facebook waa bog wada xaajood ah, oo ka heli kartid saaxiibo cusub. 250.000 oo dad cusub ah, ayaa is daiwaangaliyo maalin kasto, soomaali gaareeso in ka badan Malaayin wey isticmaalaan. facebook waxaa laga leeyahay dalka Maraykanka, markii hore waxaa soo alifay, yar mareykan ah, oo la dhoho (Mark Zuckerberg), kadib neh Microsoft ayaa xoogaa ka gadatay, in kastoo (Mark Zuckerberg) oo diiday in oo wada gado bogga. facebook qiimo waxoo ku fadhiyaa oo gaareeso, lacag billion oo dolarka mareykanka ah. facebook waxaa la aas aasay 2004 dadka isticmaala waxaa lugu qiyaasaa 1 bilyann wadamada pakistan,iran fidnam siriya iyo chine ayaa joojiyay isticmaalka.

Sharaxaad

Facbook waxaa la sheegay in uu ka qayb qaatay kacdoono badan oo ka dhacay wadamada carabta oo qaarkood xukun ka looga tuuray madaxdii dalalka carbeed qaarkood. soomalidu bilowgii facbook ga ma aysan isticmaali jirin balse waxii ka danbeyay 2009 ayay aad ugu soo biireen isticmaalka aalada facbook ee casriga ah.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. . Facebook. January 28, 2017 https://www.google.com/finance?q=NASDAQ%3AFB&fstype=ii&ei=nGKVWPCkLYjHugTng68o. Soo qaatay February 3, 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . Facebook. May 5, 2017 http://newsroom.fb.com/company-info/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Carlson, Nicholas (March 5, 2010). Business Insider. Axel Springer SE http://www.businessinsider.com/how-facebook-was-founded-2010-3. Soo qaatay March 23, 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. name="A brief history"