Franck Ribéry

Ka Wikipedia
File:Franck Ribery arda turanin hayranidir .jpg
Franck Ribéry

Franck Ribéry (French ku dhawaaqid) ​[fʁɑ̃k ʁi.be.ʁi]) (dhashay 7 April 1983) waa ciyaaryahan u ciyaara naadiga kubada cagta Bayern Münchenee horyaalka Bundesliga iyo xulka qaran fransiika waxaana uu ka cayaaraa garabka bixix wuxuuna caan ku yahay xawaaraha iyo carada ka muuqata wajigiisa waxaa lagu tiriyaa ciyaar yahannada caalamka ugu dheereeyo uguna kubad jiidista fiican iyo kontoroolka kubada ilaa markuu ku soo biiray naadiga Bayern waxaa loo aqoonsaday inuu yahay ciyaar yahanka ugu fiican dalka faransiiska ee jiilka hada u ciyaal xulka qaranka fransiiska laacibkii hore ee qaranka faransiiska Zinedine Zidane, ayaa ku tilmaamay Ribéry dahabka ciyaartoyda qaranka faransiiska Ribéry shaqadiisa ciyaaraha waxa uu soo ku bilaabay yaraan 1989 naadi yar oo ka disnaa xaafadiisa oo la gu magacaabo (Conti Boulogne) 7 jir markuu noqday ayuu u baqoolay dhanka naadiga weyn ee Lille waxa uu ku sii nagaaday naadiga ilaa 3 sano kadib dhib soo kala dhax galay assaga iyo naadiga buu kaga tagay wuxuu ku biiray naadiga US Boulogne,sanadii 1999