Zinedine Zidane

Ka Wikipedia
Ciyaartooyga Zidane ee u ciyaari jiray xulka wadanka Faransiiska

Zinedine Zidane(Af Faransiis : Zinedine Zidane; Af Carabi : ar‎) waa ciyaartooy kubada cagta u ciyaara wadanka Faransiiska, kaasi oo hada shaqo-joojin sameeyay. Ciyaartooygan wuxuu u dheeli jiray kooxda Real madrid mudaribkeda hada, waxu dhashay (23 june 1972 marsiliya) magicisa runta waa Zayn aldin zaydan wana Aljeeriyan asalkisu. waxu kamidyahay zaydan usturada kubada cagta, waxu laqatay muntakhabka wadankisa kob'ka aduunka iyo kob'ka yurub iyo kob'ka qaradaha, zaydan waxu kaciyara dhexda horaysa. waxu qatay kob'ka lacibka ugu fican adunka 3 mar.

Dadka oo dhanna wa kayabiyey gorti  lo magacabay lacibki ugu ficna yurub 50 sano oo laso dhafay waxuna kaqeybgaliyey biliyh 125'ka lacib oo nol oo ugu fican 2004. hadana waxu u yahay mudarib'ka real madrid oo isbaniga.

Dhalashadisi[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ciyaartooy Zidane

waxey uu qaxen waridka zaydan oo'ah ismacil iyo malika oo kaso jeda mandiqada qabail oo aljeeria ku dhaw 1953 intaney dagalku kabiloban aljeeria. kadib'na waxey dagen babri geskamida. 1960 nexdedi'na waxey uguren marsiliya. 1972 june 23'na waxa dhashay zayn aldin zaydan waxuna aha shantisa walalo kan uguyar. zayn usago yar bubilabay kubada cagta usago 5 sano jira waxuna laciyari jiray xafada ciyalkeda garon 12×80 leg oo uu xafada saxad uu'ah haadhow'na waxu kudar samay koxaha ciyalka 

Ciyaarihii ugu caansana[wax ka badal | wax ka badal xogta]

qamiski zaydan ee muntakhabka oo sita raqamka 10

Sidoo Kale Fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]