Gabtaanle

Ka Wikipedia
Geed Harti

baxay wanajinta dadka somaliyed wax ka baro tariikh diisa

Hordhac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Beesha Gabtaanle waa beel lagu Amaano hufnaan iyo daris wanaag Waana beel sharaf iyo qadarin ku dhex leh dadka ay ood iyo dhalasho wadaaga yihiin. Beeshan waxaa lagu tilmaamaa in Awoowgood Qaazim uu ahaa Ninkii degay magaalada Boosaaso markii ugu horaysay Taariikhda, uuna lahaa Hashii Boosaas ee daaqi jirtay meesha magaalada boosaaso hada tahay iyo Agagaarkeeda.