Galool Prospect SL13/SL10
Sawirku waxa uu muujinayaa SL13 IYO SL10 Gobolada Somaliland sida Toosan Prospect SL13/SL10 , Daggan Prospect SL13/SL10 ,Xagar Prospect SL13/SL10 , Saafi Prospect SL13/SL10 ,Galool Prospect SL13/SL10 iyo kuwo kale ayaa muujinaya gobolada shidaalka oo ku dhawaad 2-5 bilyan oo barrle oo saliid qaydhiin ah ku jiraan shiidaalka Somaliland , shirkadaha heshiisyada shiidaalka ayaa doonaya in ay isku xidhaan gaadiidka ku wajahan Berbera. magaalada
- Galool Prospect SL13/SL10 700 Million Barrleka
Shidaalka Galool, waxa lagu qiyaasaa in uu haysto ilaa 500 milyan barrle ama 800 milyan barrle oo saliid ah oo ku yaala gobolada sl13/sl10 genel energy iyo CPC Taiwan .Daloolinka Salidka Dulka Hoose cpc taiwan