Garoonka Diyaaradaha ee burtinle

Ka Wikipedia

Garoonka Diyaaradaha ee burtinle waa garoon iminka mudo 3 sano ka soo jiiray magalada Burtinle ee goblaka Mudug.Garoonkaan waxa uu leyahy in ka badan 20 jidadka diyaaradaha maraan, 13 waa kuwo yaryar 7 neh waa kuwo aad u wayn. waxaa kale oo garoonka leeyahay ilalo aad uu xoog badan oo marnaba ma ahan mid ay wax dhibaato ama wax falal amni xuma logu gaysto.Garoonku wuxuu leeyahay qalbka lagu baaro dadka iyo borsooyinka.Garoonkaan waxaa shaqo ku leh ama maamulo wasarada sugida amniga ee qaranka ee isku taga madaxtooyada puntland.Garoonkaan waxaa maliin kasta kaso caga dhgata in kabadan 45 dayuradood.Xamul uu badan iyo rakab iyo dayradaha ciidanka ciirka ee dawlda isku taga puntland.Waxa kalo aalba taransiid ku noqda diyaradha uu kala gooshaya asiyada shiishe sida china iyo tiland iyo malaysiya iyo wadnka ruusha waxa kalo taransiid kunoqda dayradaha wadamada dariska siida ethiopa iyo sudan masar iyo kuwa kalo wadan. waxa aad uu amany garoonka waxqabdkiisa iyo maxtarka uu uleyahy dadwaynaha somaliyeed ee qurba joogta ubadan oo ku til mamy miid uu sahlaya inay safarkooda meelna kuso dhibatoon oo ay Soomaaliya gar aahn mudug burtinle toos dayuuradi ka soqady meelaha fog fog sidas yurub iyo amerika iyo konfuuurta barida asiya .ay ukenayso xata biila taransiid oo aan meelna ku haka nyn. waxaa iminka mamulka lo dhiibay gidomiyihi hoore ee haydaha iyo mamulka wasarada dajinta iyo marynta dadka bara kacayasha iyo wax uqabadkooda . mudane : AXMAD CABDI ODOWA XASAN CADE CISMAN Oo ahna niin aad aqoon uuleh iyo khibradba dhanka mamulka iyo daryeelka waxqabad shaqo. hooryna uuga so shaqeeyay meelo kala duuwan oo fara badan waxna kusa barty dalka dibadisa takhasusna cilmiga marynta iyo wax qabadaka. mamulka iyo daryeelka bulshada kaga soqalan jabiyeey dalka ruusha sanadi 1998.

Warkaan waa qabyo waliba aan xigasho laheyn