George Washington

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan madaxweynihii ugu horeeyay wadanka Maraykanka.
Haku khaldin magaalo madaxda Maraykanka ee Washington D.C iyo gobolka galbeedka Maraykanka Washington (gobol)
George Washington

George Washington (Westmoreland County (Virginia), 22 febraayo 1732 – Mount Vernon (Virginia), 14 diseembar 1799) waxa uu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey ee wadanka Maraykanka (Gobolada Isku Tegay ee Ameerika) sanadka 1789 ilaa 1797. Waxa uu dhashay 22 febraayo 1732kii waxaana uu ku dhashay Virginia USA.