Golistelecom
Appearance
| File:GolisLogo.svg | |
| Private | |
| Shirkada | Telecommunications |
| La aasaasay | 2002 |
| Xarunta | Bosaso, Puntland |
Dadka muhiimka ah | Siciid Aadan |
| Alaabta | Mobile services Internet services Fixed line |
| Website | www.golistelecom.com |
golis waa shirkada ugu wayn deegaanada puntland ee bixisa adeegyada isgaarsiinta sida GSMka internetka 4G 3G 2G Sidoo kale waxay bixisaa adeegyada XOGMAAL, ILAWADAAG,HOODO,ISOO-WAC, IWM.