U bood nuxurka

Hailemariam Desalegn

Ka Wikipedia
Hailemariam Desalegn
ኃይለማሪያም ደሳለኝ
Ra'iisul wasaarihii 9aad ee Itoobiya
Xilka haaya
20 August 2012  2 April 2018
Matalaayo: 20 August 2012 – 21 September 2012
sii hayaha: 15 February 2018 – 2 April 2018
MadaxweyneGirma Wolde-Giorgis
Mulatu Teshome
Waxaa ka horreeyeyMeles Zenawi
Waxaa ku xigayAbiy Ahmed Ali
Gudoomiyaha 2-aad Jabhadda Dimuqraadiga Kacaanka shacabka Itoobiya
Xilka haaya
16 September 2012  15 February 2018[1]
Ku-xigeenDemeke Mekonnen
Waxaa ka horreeyeyMeles Zenawi
Waxaa ku xigayAbiy Ahmed Ali
Gudoomiyaha Midowga Afrika
Xilka haaya
27 January 2013  30 January 2014
Waxaa ka horreeyeyYayi Boni
Waxaa ku xigayMohamed Ould Abdel Aziz
Raiisel wasaare kuxigeenka Itoobiya
Xilka haaya
1 September 2010  21 September 2012
Waxaa ka horreeyeyAddisu Legese
Waxaa ku xigayDemeke Mekonnen
Debretsion Gebremichael
Muktar Kedir
Wasiirka Arimaha Dibada
Xilka haaya
1 September 2010  21 September 2012
Waxaa ka horreeyeySeyoum Mesfin
Waxaa ku xigayTedros Adhanom
Madaxweynaha Gobolka Shucuubta Koonfureed
Xilka haaya
12 November 2001  Maarso 2006
Waxaa ka horreeyeyAbate Kisho
Waxaa ku xigayShiferaw Shigute
Faahfaahinta shakhsiga ah
Dhashay (1965-07-19) 19 July 1965 (Da’da  61)
XisbigaSouthern Ethiopian People's Democratic Movement
XaaskaRoman Tesfaye[2]
Caruurta3
Jaamacaddii u ka qalin jabiyayAddis Ababa University
Arba Minch University
Tampere University of Technology
Azusa Pacific University

Hailemariam Desalegn Boshe (Ge'ez: ኃይለማሪያም ደሳለኝ ቦሼ; dhashay 19 July 1965) waa siyaasi Itoobiyaan ah oo soo noqday raiisul wasaaraha 9aad ee itoobiya sanadihii 2012 ilaa 2018. Wuxuu sidoo kale horay u soo noqday raiisul wasaare kuxigeen iyo wasiirka arimaha dibada intii uu raiisul wasaare ahaa Meles Zenawi sanadihii 2010 ilaa 2012. Kadib geeridii Meles ee Ogosto 2012, Hailemariam wuxuu ku guuleystay jagada raiisul wasaarenimada, markii horena wuxuu ahaa ku sime. Kadib waxaa loo doortay inuu noqdo Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee kacaanka shacabka Itoobiya (EPRDF), xisbiga talada haya, 15kii Sebtember 2012. Hailemariam wuxuu kaloo noqday Gudoomiyaha Midowga Afrika sanadihii 2013 ilaa 2014.

Wuxuu iska casilay jagada Raiisul Wasaarenimada Itoobiya iyo gudoomiyenimada xisbiga EPRDF 15-kii Febraayo 2018 iyadoo laga jawaabayo hoos u dhac ku yimid mudaaharaadyo ballaaran iyo qalalaase ka dhacay 2016. Is-casilaadiisa waxaa laga aqbalay 11-kii Maarso 2018, laakiin wuxuu kusii jiray xafiiska sii hayaha Ra'iisul-wasaaraha ilaa 2 Abriil. 2018. Hailemariam waa taliyihii ugu horreeyay taariikhda casriga ah ee Itoobiya ee xilka ka dega; madaxdii hore waxay ku dhinteen xafiiska ama la riday. Wuxuu sheegay inuu doonayo inuu baneeyo wadada dib u habeynta.


xirfada siyaasadeed

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "Ethiopia PM in surprise resignation". 15 February 2018 via www.bbc.com.
  2. "Hailemariam Desalegn's Biography". Durame News Online. 22 August 2012. Archived from the original on 18 Bisha Sagaalaad 2012. Retrieved 14 September 2012. {{cite news}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)