Hantiwadaag

Ka Wikipedia

Hantiwadaag waa aragti hadafkeedu yahay in bulshadu si sinnaan ah wax u wada yeelato.Qofna aan looga qeexan kan kale. Aabbaha aragtidaanna waa Karl Marx oo jarmal ahaa. Cidii ugu horreysey ee si fiican u dhexgasha ama ugu dhaqanta wuxuu ahaa Vladimir Lenin, oo ahaa ninkii asaasay dowladdii Midowga Soofyeetiga USSR