Karl Marx

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Karl marx

Karal Markis (dhashay Maay 5 1818, dhintay 1883) waxa uu ahaa faylasuuf jarmala asalkiisu waxa uu ahaa yahuudi, waxa kale oo uu ahaa saxafi, waa ninka iska leh ama ay katimi argtida maanta loo yaqaano {markasiga}amaba shuucigan maanta layaqaano.waxa uu inbadan mucaarid ku ahaa.rasamaaliyada.m,arkes waxa uu ku dhshay magaalada.{Tareer}ee wadanka Jarmalka.waxa la odhankaraa .markes waa cida keentay.ama fakertay.shuuciyada caalamka maanta laga yaqaano markas waxa uu ahaa nin aad ugu kacsan ama neceb.Rasalmaaliyada.sanadii.1842.kadib

Taariikh Nololeedkiisii[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

markii uu maqaalo ku qoray jariirada looyaqaano Rhenns sietfun ee kasoo bixi jirtay xiligaas magaalada Köln ee wadanka Jarmalka waxa uu kamid noqday tafaftirayaasha jariiradaas waxa uu kadib kahadlay oo uu wax kaqoray xaaladihii ay markaas ku sugnaayeen mujtamicii uu lanoolaa sanadii 1843 ayaa loosheegay in uu dib ula noqdo mid kamid ah qoraaladiisii uu jariiradaa ku qori jiray. Isla markiiba jariiradii waa laburburiyay isna waa loo hanjabay kadib wuu katagay jarmalka waxa uuna tagay magaalada Paris ee dalka France. Halkaas ayuu aad ugu dhexgalay mawduucyada falsafada Siyaasadda iyo qaar kale oo badan. waxa uu laakiin aad uga soo horjeeday diinaha oo waxa uu aaminsanaa in diinta iyo nolosha dadku aanay isku darin. diintuna ay horumarka hor taagan tahay, Karl Marks waxa uu leeyahay ama loosameeyay taalooyin aad ubadan uu kuyaala wadama badan oo reer yurub ah.

Dhalaycayntii Raasamaaliyada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Karl Marx waxa uu halgan aad iyo aad udheer la galay waxa amaba mabda looyaqaano Liberalinimoada


Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: