Hariin

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Hariin waa beel ka mid ah Digil iyo Mirifle digil, Hariin waana dad si gaar ah ugu dhex muuuqdo guud ahaaan beelaha Raxweyn, Hariin waxa uuwka tirsanyahay mirifle gaar 8. HARIIN WUXUU UKALA BAXAA HOON IYO WARAASILE .Hariin wuxuu ka tir san yahay 8 waana qabiilka ugu taariiqda dheer, waxaana ku xasuusataan wax yaaba badan oo dadka u qabtay hariin waxaana ka dhex muuqdo dad culus oo hal genka dheer ee arlaathii gacan ka geystay alle ha u naxariisee inta dhimatay.

Masuuliinti Magaca ku dhehlahaa

  • Sheikh Madboorow
  • mustaf Sheikh Hassan
  • Sheikh omar jiis
  • Ibrahim boolis
  • Dr. Yuusuf Sheikh Abuukar(Yuusuf Omar Jiis)
  • Hassan shaati gadud
  • Mohamed mohamed

GANACSATADA BEESHA

  • ibrahhim buurfuule
  • Aadan Cabdulaahi Isaaq ( xaaji eeneey)
  • ahmed Macalin isaaq
  • Sheikh madluun
  • cabdiasiis Madboorow
  • cabdulahi maxamed Idriis (Lesto)
  • cabdulkadir mohamed isak bari
  • maryan macalin isak
  • Ibrahim cabdinuur

XILDHIBAANADA BEESHA

  • Cabdicaziiz Xasan Maxamed
  • Axmed Maxamed Garweyne
  • Maryan Macalin Isaaq

XILDHIBAANADA BEESHA MKGS

  • Maxamuud Maxamed Kheyre
  • Cudbi Cabdiraxman Cabdi
  • Cabduqadir Dhegacade
  • Cabdiraxman Ibraahim Aadan

Saraakiisha Beesha:-

  • Cali Yuunis
  • Aadanow Isak
  • cali shariif
  • Mr isaaq dheere
  • Mahad Lafta-gareen
  • Cali ibrahim isaq Xabad
  • Aadan baariyoow
  • Aadan doodishe
  • kadil Aroore
  • Isak moolmadow
  • Cali isaq ibraahin
  • Abdulle isaaq ibraahin
  • Madi war-gali
  • yarow

Mas'uuliyiintii Burburka ka hor:-

  • Mustaf Sheekh Xasan
  • Cumar Sheekh Xasan (Cumar-Jiis)
  • Sheekh Mad Buurow
  • Ibraahim Boolis