Hedo Türkoğlu

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Hidayet Türkoğlu
Hedo Turkoglu point guard 11-27-08.jpg
Türkoğlu with the Orlando Magic in 2008.
Macluumaadka qofka
Dhashay (1979-03-19) Maarso 19, 1979 (Wuxuu jiraa 40)
Istanbul, Turkey
Jinsiyadda Turkish
Joogga u qoran 6 ft 10 in (208 cm)
Miisaanka u qoran 220 lb (100 kg)
Macluumaad xirfadeed
NBA draft 2000 / Round: 1 / Pick: 16aad overall
Waxaa xushay Sacramento Kings
Xirfadda cayaarta 1996–2015
Booska Forward
Lambarka 5, 14, 15, 26, 19, 8
Taariikh howleed
1996–2000 Efes Pilsen
20002003 Sacramento Kings
2003–2004 San Antonio Spurs
20042009 Orlando Magic
2009–2010 Toronto Raptors
2010 Phoenix Suns
20102014 Orlando Magic
20142015 Los Angeles Clippers
Biladaha iyo xirfadda
Career statistics
Points 11,022 (11.1 ppg)
Rebounds 3,971 (5.4 rpg)
Assists 2,832 (2.8 apg)
Stats at NBA.com

Hidayet "Hedo" Türkoğlu (Ku dhawaaqa Af-Turki[hid̪aːˈjet̪ ˈt̪yɾkoːɫu]; waxaa uu ku dhashay 19 Maarso, 1979 magaalada Istanbul) waa ciyaaryahan Kubadda-Kolayga oo caalami ah. Hedo waxaa uu u dhashay dalka Turkiga waxaa uuna ciyaaraha ka fadhiistay sanadku markuu ahaa 2015kii, wuxuu hore 15 xilli ciyaareed ugasoo dheelay Horyaalka Kubadda-Kolayga ee Wuqooyiga Ameeriko ee loo yaqaan NBA-da asagoo usoo saftay lix kooxood oo ka tirsan NBA-da. Hedo iminka waa Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda-Kolayga ee dalka Turkiga.