Hilwaa
Hilwaa waa dagmada kamid ah Dagmoyinka Gobolka Banadir Waaxana Dagan belaha soomaliyed beel kamid ah Gaal-jecel saransor ayaa beel ahaan ubadan
Huriwaa[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Heliwaa
Huriwaa | |
---|---|
— Degmo — | |
هرواي | |
Heliwaa waxay Heliwaa ku taalaa Somalia ama | |
Dhacdaa: 2°02′N 45°21′EIsuduwe: 2°02′N 45°21′E | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Banaadir (BN) |
Degmo | [null Huriwaa] (Muqdisho) |
Waaxyaha | Suuqa xolaha, Waxaracade iyo kuwa kale |
Xukunka | |
• Duqa | Md. Abdulahi hersi (sanbuur) (Gudoomiyeha Degmada Huriwaa) |
Baaxadda | |
• Guud ahaan | 57 km2 (22 sq mi) |
Joogga | 5 m (16 ft) |
Tirada dadka (2014) | |
• Guud ahaan | 45,002 |
• Tiro Badnaan | 790/km2 (2,000/sq mi) |
Magac uyeel | Ree Huriwaa |
Saacad | UTC (UTC+3) |
• Xagaa (DST) | UTC (UTC+3) |
Furaha Boostada | 10016 |
Furaha Tel | Hertel 65, Telecom 26 Nationlink 44 |
Ciidaha | Ciid weyn iyo ciid yar |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Huriwaa ama (Heliwaa) loona yaqaano (Hurwaay) waa degmo ka mid ah 16ka degmo ee caasimada Muqdisho ama gobolka Banaadir.
Waxey ku taalaa dhinaca woqooyiga Muqdisho.
degmadaan waxaa mara jidka
1: warshadaha oo ka yimaado dhanka koonfurta.
2: Heliwaa waxaa ku yaala suuqa weyn ee
5: dugsiga hoose dh/x sare ee sheakh cali diyaar,
6: dugsiga h/ dh/x sare ablaal
7: dugsiga H/ Dh/x ibnu khusema
8: dugsiga h/ dh/x al-qudus,
9: dugsiga hoose dhaxe ee abdirahman binu coof, iyo
11: dugsiga hoose dhexe iyo sare aqoon bile
degmadu sido kale waxa ey leedahay 2 suuq
1: suuqa xoolaha oo lagu iibiyo dharka, cuntada iyo waxyaabo la mid ah.
2: sido kale suuqa hurwaa asagana suuq baaxad weyn leh laguna iibiyo quutul daruuriga.
degmada waxa ey u kala qeebsan taa 4 waaxood.
1: Bandar wanaag, oo loo yaqaan xafada heliwa
2: Barwaaqo, oo loo yaqaan suuqa xoolaha.
3: Waxara cade
4: gubadleey .
degmada waxa ey leedahay saldhig weyn iyo xarun degmo.
sido kale waxa ey ledahay degmada masaajido qadiimo ah waxa ka mid ah
1: masjidka AFARTA MINAARAD LAHA waxa la dhisay sanadkii 1969 waxuu ka mid yahay melaha taariiqiga ah .
2: masjidka kuwait asagana : waxa u ka mid yahay masaajida tariikhda ku leh degmada masjidka waxa u ku yaalaa waaxda bandar wanag ama xafada heliwa dhanka alcadala.
3: masjidka weyn e heliwa : asagana waxa u ka mid yahay melaha caanka ey ku tahay degmada.
sido kale degmada waxa ey ka sameysan tahay xafada aad u tira badan. waxa ka mid ah:
4:masjidka weyn ee Al hidaaya Loona yaqano Tabliqa
1: Xafada Alcadala,
2: Xafada ceel muruq.
3: xafada Xcontarol
4: .Xafada SOS.
5: xafada Burdaar.
6: Xafada Ceelsilig iyo Xafada Spain. XAFADA DIRISAMaha
degmada waxa kalo ey ledahay shelemoyin laga wada garanayo magalada muqdisho.
sida :
1: n SHaleemo PUNTLAND,
2: TIYAATAR LADANE,
3: SHaleemo cabdi wayeel iyo Shalemo raas.
Waxaa sidoo kalle Dagmada ku dhashay
Eng:Abdirizak Mohamud Hared oo Ah Dada magac ku dhax leh bulshada Somaliyed