Jump to content

Hirwo

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Hirwada)
Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan hirwo ama ciyaarta dhaqdhaqaaqa jirka. Qoraalo kale fiiri fanka Soomaalida, fanaan Soomaali, suugaan, hees.
Labo hirwo oo hirweenaya

Hirwo (Af Ingiriis : dance; Af Carabi : ar‎) waa jaad ka mid ah farshaxanka jidka iyo nooc ka mid ah fanka ee xambaarsan dhaqdhaqaaqa jidhka isagoo falkaas habdhac leh. Marmar hirwada waxaa lagu tilmaama inuu ka mid yahay ciyaaraha ama bardooddanada caduunka ka jira. Hirwada inteeda badan wuxuu la halmaala muusiga iyo heesaha. [1][2]

Sagaal hirwo oo hirweenaya

}}

Labo hirwo oo dhedhig ah oo ku hirweenaya wadanka Bulgaariya.
Helen Moller waa hirwo oo ku xeeldheer hirwada
Hirwo ka soo jeeda wadanka Hindiya


Qoraalo La Mid Ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Guenther, Mathias Georg. 'The San Trance Dance: Ritual and Revitalization Among the Farm Bushmen of the Ghanzi District, Republic of Botswana.' Journal, South West Africa Scientific Society, v. 30, 1975–76.
  2. Carey, Katy; Moran, Aidan; Rooney, Brendan (2019-03-01). "Learning Choreography: An Investigation of Motor Imagery, Attentional Effort, and Expertise in Modern Dance". Frontiers in Psychology. 10: 422. doi:10.3389/fpsyg.2019.00422. ISSN 1664-1078. PMC 6405914. PMID 30881331.