Jump to content

Igor Tudor

Ka Wikipedia
Igor Tudor
Tudor with Hajduk Split in 2014
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1978-04-16) 16 April 1978 (Da’da  47)
Ku dhashay Split, SFR Yugoslavia
Joogga 1.93 m (6 ft 4 in)
Booska cayaarta Defender, Defensive midfielder
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Galatasaray (manager)
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
1995–1998 Hajduk Split 58 (3)
1996Trogir (loan) 5 (1)
1998–2007 Juventus 111 (15)
2005–2006Siena (loan) 39 (2)
2007–2008 Hajduk Split 8 (1)
Total 220 (22)
Xulka Qaranka
1994 Croatia U16 1 (0)
1993 Croatia U17 4 (0)
1994–1995 Croatia U18 3 (0)
1995 Croatia U19 2 (0)
1994–2000 Croatia U21 12 (2)
1997–2006 Croatia 55 (3)
Teams managed
2013–2015 Hajduk Split
2015–2016 PAOK
2016–2017 Karabükspor
2017 Galatasaray
Guulaha

Matelaya Croatia}

Bilad naxaasi – kaalinta saddexaadFIFA World Cup1998}
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya.
† Appearances (Goals).

Igor Tudor (dhashay 16kii April 1978) waa macalin kubadda cagta iyo ciyaaryahan hore oo u dhashay wadanka Kuruweshiya. Wuxuu hadda tababare u yahay kooxda Galatasaray ee ka dhisan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.