Imaam muslim

Ka Wikipedia

Abuu xuseyn muslim bin xajaaj bin muslim al-qusheyri al-niisaabuuri wuxuu ka mid ahaa culimada Xadiiska waana qoraaga kitaabka saxiixu muslim oo loo arko kan labaad ee ugu saxiixsan kutbta xadiiska saxiixu Bukhaari ka dib [1]

Taariikh nooleedkiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaa la dhahaa Muslim bin xajaaj bin muslim al-qusheyri, qabiilka carbeed ee qusheyra ayuu ku abtirsadaa[2], magaalada Niisaabuur oo ahayd axurun cilmiyeed caalamka islaamiga, gaar ahaan xadiiska ayuu ku dhashay 206H sida uu qabo xaakim iyo ibnu salaax, ama 204H sida ibnu xajar iyo ibnu kasiir ay sugeen.

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. المنهاج شرح صحيح مسلم بن الحجاج - النووي، أبو زكريا محيي الدين يحيى بن شرف النووي، طبعة دار إحياء التراث العربي: ج1 ص14
  2. تهذيب الأسماء واللغات، للنووي، جـ 2، صـ 89، دار الكتب العلمية - بيروت Archived Abriil 29, 2017 // Wayback Machine Archived 2017-04-29 at the Wayback Machine