Ibnu xajar casqalaani

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Sheykhul islaam Shihaabudiin abul fadli axmad bin cali alcasqalaani oo loo yaqaan "ibnu xajar" wuxuu noolaa 773H\1371-852H\1449,[1] waa aqoonyahan Muslim ah oo cilmiga xadiiska aad ugu dheereeyay heer loogu yeero amiirka mu'miniinta ee xadiiska, wuxuu ka tagay kutub badan ee ka mid yihiin fatxul baari, buluuqul maraam, iyo al isaaba.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Taariikhdiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. ذيل طبقات الحفاظ للسيوطي، الطبقة الخامسة والعشرون على ويكي مصدر