Jump to content

Casqalaan

Ka Wikipedia

Casqalaan (Af-Carabi: عسقلان) waa magaalo ku taal Israa'iil ama la haysto Falastiin.

Khariidadda Casqalaan, ee Falastiin la haysto

Casqalaan qadiimiga ah waxaa iska lahaa filistiin.