Isgaarsiinta

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Isgaadhsiin)
Saldhiga Cirka waa aalada suurtogelisa isgaadhsiinta
Muuqaalka nooc ka mid ah isgaadhsiinta

Isgaarsiinta (Af Ingiriis : Telecommunication; Af Carabi : ar‎) waa diritaanka iyo helitaanka astaamaha, signalada, fariimaha, qoraalada, sawiraanta, codka, maqalka iyo muuqaaka taasi oo loo adeegsanayo aalado leh xadhko, raadiyow, elektaromagnetik iyo nidaamyo kale.[1][2] Isgaarsiinta caalamku maanta waxay maraysaa heerkii ugu sareeyay ee abid dadku gaadhaan.[3][4][5]

Hordhac

Isgaarsiintu waa isgaarsiin elekroon ah oo meel dheer la iskala xariiri karo. Waxyaabaha Isgaarsiinta waxaa ka mid ah Taleefoonada, Raadiyaha, talefishinada iyo Kombuyuutarada.Isgaarsiinta waxee maanta ka midtahay kuwa ugu muhiimsan dhaqaalaha Caalamka.

Sidoo kale fiiri

  • Teknoolojiyad

Xigasho

  1. "Article 1.3" (PDF), Nuqul Archive, International Telecommunication Union, 2012, waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2017-07-28, soo qaatay 2016-10-02  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. Constitution and Convention of the International Telecommunication Union, Annex (Geneva, 1992)
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 1 May 2013. Soo qaatay 28 February 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. http://www.collinsdictionary.com/dictionary/english/telecommunication. Soo qaatay 28 February 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. http://www.vocabulary.com/dictionary/telecommunication. Soo qaatay 28 February 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)