Isgaarsiinta
Appearance


Isgaarsiinta (Af Ingiriis : Telecommunication; Af Carabi : لاسعانود) waa diritaanka iyo helitaanka astaamaha, signalada, fariimaha, qoraalada, sawiraanta, codka, maqalka iyo muuqaaka taasi oo loo adeegsanayo aalado leh xadhko, raadiyow, elektaromagnetik iyo nidaamyo kale.[1][2] Isgaarsiinta caalamku maanta waxay maraysaa heerkii ugu sareeyay ee abid dadku gaadhaan.[3][4][5]
Hordhac
Isgaarsiintu waa isgaarsiin elekroon ah oo meel dheer la iskala xariiri karo. Waxyaabaha Isgaarsiinta waxaa ka mid ah Taleefoonada, Raadiyaha, talefishinada iyo Kombuyuutarada.Isgaarsiinta waxee maanta ka midtahay kuwa ugu muhiimsan dhaqaalaha Caalamka.
Sidoo kale fiiri
- Teknoolojiyad
Xigasho
- ↑ "Article 1.3" (PDF), ITU Radio Regulations, International Telecommunication Union, 2012, archived from the original (PDF) on 2017-07-28, retrieved 2016-10-02
{{citation}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Constitution and Convention of the International Telecommunication Union, Annex (Geneva, 1992)
- ↑ "Definition of telecommunication". Yahoo. Archived from the original on 1 May 2013. Retrieved 28 February 2013.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Telecommunication". Collins English Dictionary. Retrieved 28 February 2013.
- ↑ "Telecommunication". Vocabulary.com. Retrieved 28 February 2013.