Isgaarsiinta
(Waxaa laga soo toosiyay Isgaarsiin)
Jump to navigation
Jump to search

Saldhiga Cirka waa aalada suurtogelisa isgaadhsiinta
Isgaarsiinta (Af-Ingiriis: Telecommunication; Af-Carabi: اتصال عن بعد) waa diritaanka iyo helitaanka astaamaha, signalada, fariimaha, qoraalada, sawiraanta, codka, maqalka iyo muuqaaka taasi oo loo adeegsanayo aalado leh xadhko, raadiyow, elektaromagnetik iyo nidaamyo kale.[1][2] Isgaarsiinta caalamku maanta waxay maraysaa heerkii ugu sareeyay ee abid dadku gaadhaan.[3][4][5]
Hordhac
Isgaarsiintu waa isgaarsiin elekroon ah oo meel dheer la iskala xariiri karo. Waxyaabaha Isgaarsiinta waxaa ka mid ah Taleefoonada, Raadiyaha, talefishinada iyo Kombuyuutarada.Isgaarsiinta waxee maanta ka midtahay kuwa ugu muhiimsan dhaqaalaha Caalamka.
Sidoo kale fiiri
- Teknoolojiyad
Xigasho
- ↑ "Article 1.3" (PDF), ITU Radio Regulations, International Telecommunication Union, 2012
- ↑ Constitution and Convention of the International Telecommunication Union, Annex (Geneva, 1992)
- ↑ "Definition of telecommunication". Yahoo. Retrieved 28 February 2013.
- ↑ "Telecommunication". Collins English Dictionary. Retrieved 28 February 2013.
- ↑ "Telecommunication". Vocabulary.com. Retrieved 28 February 2013.