Jump to content

Isimtooyada Isaaq

Ka Wikipedia
Isimtooyada Isaaq
سلطنة الإسحاق
Magaalo madaxToon (hore)[1]
Hargeisa (danbe)
Xukunka Boqortooyo

Isimtooyada Isaaq (Af Carabi: سلطنة الإسحاق) waxay ahayd dawlad soomaali carbeed ah oo xukumi jiray dhul balaadhan oo maanta ka tirsan dalalka Somaliland iyo Itoobiya. Isimtooyadii waxaa aasaasay Suldaan Guuleed Cabdi sanadkii 1750kii waxaana ka soo wareegay 9 Suldaan, suldaanka hadda xilka haya waa Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.[2][3]

  1. The Transactions of the Bombay Geographical Society 1850, Volume 9, p.133
  2. "Taariikhda Beerta Suldaan Cabdilaahi ee Hargeysa | Somalidiasporanews.com" (in Ingiriis Maraykan). Retrieved 2021-01-09.
  3. Genealogies of the Somal (in english). Eyre and Spottiswoode (London). 1896.{{cite book}}: CS1 maint: unrecognized language (link)