Iskiitsofiriiniya

Ka Wikipedia

Iskiitsofiriiniya wa waaxda ka mid ah Itaala'aanta maskaxda oo halis iyo dhab ah.

Dadka xaaladaas heysta sidha dadka kale uma dhaqmaan. Ta kale wixii run ah iyo wixii been ah ma kala garanayan. Dadka heysta waxa lugu arka rumaysnaan caadi ahayn.