Jaamacadda Eelo
Appearance
| Hal ku-dheg | "Aqoon la'aan waa iftiin la'aan" |
|---|---|
| Nooca | si gaar ah loo leeyahay |
| La aasaasay | 2007 |
| Madaxweyne | Dr. Maxamuud Xaaji Cige |
| Ardayda | 2,000 (2014/2015) |
| Goobta | , |
| Goob waxbarasho | Xarunta ugu weyn ku taala badhtamaha Boorama. |
Xiriirka ciyaaraha | Kubadda Cagta. |
| Website | Eelo University |
Jaamacada Eelo (Af Ingiriis : Eelo University), loo soo gaabiyo EU, waa machad, iyo jaamacad si khaas ah loo leeyahay taasi oo xarunteeda ugu weyn ku taalo farasmagaalka magaalada Boorama, gobolka Awdal ee waqooyigalbeed wadanka Somaliland.[1]
Faallo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Jaamacada Eelo waxaa si rasmi ah u sharciyeysay Wasaarada Waxbarashada Somaliland badhtamihii 2007da.[2] Jaamacadda Eelo waxay dhacdaa waqooyiga maamulgoboleedka Somaliland; barta Isuduwaha Caalamiga 08°00′ – 11°30′ taasi oo ku beegan 42°30′ – 49°00′.[3]
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ http://www.eelouniversity.org/
- ↑ "East Africa University Puts its Foundation Stone in Puntland". Puntin. Archived from the original on 14 November 2002. Retrieved 24 February 2013.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Over view - Eelo University". Eelo University. Archived from the original on 18 November 2015. Retrieved 14 November 2015.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)