Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya)
Jump to navigation Jump to search
Wasaarada Waxbarashada
Ministry of Education
وزارة التعليم
Coat of arms of Somalia.svg
Warbixin Wasaarada
La-sameeyay 1960 (59 years ago) (1960)
Hoos-tegta Soomaaliya
Xarunta
sare
Muqdisho Soomaaliya
Isuduwe: 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Waaxda Fulinta
  • Cabdulqaadir Cabdi Xaashi, Wasiirka Waxbarashada
Maamulka Golaha Wasiirada Soomaaliya
Barta barta dowliga ee wasaarada

Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya (Af-Soomaali: Ministry of Education of Somalia; Af-Carabi: وزارة التعليم) waa wasaarada masuulka ka ah waxbarashada wadanka Soomaaliya. Wakhti xaadirkan wasaaradan waxay hoostegtaa Wasiirka Waxbarashada Soomaaliiya, Mudane Cabdiqaadeir Cabdi Xaashi.[1]

Habka iyo Nidaamka Wasaarada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Wasiirka Waxbarashada
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Waaxda Horumarinta Waxbarashada
        • Xafiiska Imtixaanada
      • Xafiiska Horumarinta Manaahijta
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

Sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]